Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxii caawa

Gudoomiyihii Gobolka Nugaal ee mamaulka Puntland Cabdisalaan Gujir ayaa goor dhow u geeriyooday dhaawacyo culus oo ka soo gaaray weerar ismiidaamin ah oo caawa fiidkii lala beegsaday gaarigiisa. Duqa caasimadda Garoowe ayaa xaqiijiyey gaarida Gudoomiyaha oo ku geeriyooday Isbitaalka magaalada Garowe halkaasoo lagula tacaalayey xaaladiisa caafimaad. Marxuumka ayey dhaawacyo culus ka soo gaareen dhinaca madaxa, … Continue reading Gudoomiyihii Gobolka Nugaal oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray qaraxii caawa